‪#‎SUBXAANALLAH‬. Daawo dhaawicii ugu weynaa uguna dambeyay ee umada soomaaliyeed loo geystay- malaayiin qof iyo qeyraadkii wadanka wabigii laga heli jiray laguna diirsan jiray ayaa sidaan loo xertay. ‪#‎allaa‬ soomaali u maqan,- ‪#‎Webigii_Shabelle‬ sidaan ayaa u danbeeysay , kadib markii dowlada ‪#‎itoobiya‬ ka sameeysay biyo xereen weeyn ayada oo joojisay biyo xereenkii ay ka waday webiga ‪#‎Nile‬ kadib hanjabaad uga timid ‪#‎Masar‬ , aragtidaada ka soo dhiibo. ‪#‎FADLAN‬ ‪#‎SHARE‬ SI AY U ARKAAN DADKA UMADA MATALA EE MASUULKA U AH, ‪#‎admin‬.sahraso-------------<