Kuch buuqday Pyar Ke AISE Bhi waa taxane Musalsal hindi Af somali Ah oo aad u macaan, wuxuuna soo baxay markiisi ugu horeysay sanadkan 29 February 2016 on Sony TV, Sony TV Asia iyo ARY Zindagi. Shaheer Sheikh, Erica Fernandes iyo Supriya Pilgaonkar oo ah kuwa ka ciyaaraan doorka hogaanka. Musalsalkan waxaa idiin soo Turmay Access Tv,