how can i buy tickets


SUBMITTED BY: martialboy

DATE: March 6, 2016, 2:05 p.m.

FORMAT: Text only

SIZE: 577 Bytes

HITS: 11004

  1. ‪#‎SUBXAANALLAH‬. Daawo dhaawicii ugu weynaa uguna dambeyay ee umada soomaaliyeed loo geystay-
  2. malaayiin qof iyo qeyraadkii wadanka wabigii laga heli jiray laguna diirsan jiray ayaa sidaan loo xertay. ‪#‎allaa‬ soomaali u maqan,-
  3. ‪#‎Webigii_Shabelle‬ sidaan ayaa u danbeeysay , kadib markii dowlada ‪#‎itoobiya‬ ka sameeysay biyo xereen weeyn ayada oo joojisay biyo xereenkii ay ka waday webiga ‪#‎Nile‬ kadib hanjabaad uga timid ‪#‎Masar‬ , aragtidaada ka soo dhiibo.
  4. ‪#‎FADLAN‬ ‪#‎SHARE‬ SI AY U ARKAAN DADKA UMADA MATALA EE MASUULKA U AH,
  5. ‪#‎admin‬.sahraso-------------<

comments powered by Disqus