Intii lagu jiray xukunkii maamulkii George W. Waxaa keena in qofku daawado filimada qaawan ama sawiro qaawan oo loo yaqaano xaga af qalaad Solo. Inkasta oo qof kasta duruuf u gaar ahi ay jirto, haddana waxa la arkaa in uu gaadho halka uu u socdo. Milaygaas af soomaaligu wuxuu yeeshay haybad iyo awood, wuxuuna isu dhigay in uu loollan la geli karo afafka sarraynta sheegta. Waxaa kaloo jira daawooyin la siiyo oo lagu hilmaansiinayo cilladaan maskaxda kaga sida buugaag looga soo dajiyo. ¤Hadaba marwo yaahay intaanu gacantada ka biixin sayigada dhaqo noqo marwo salixaad akhlaaq iyo dabci wanaag odhaan ku siifowda noqo mid sayigeeda qalbigisa khasbata kuna beerada qalbigisa jeceyl iyo kalgaceyl ka dhig sayigaada boqorka guriga amaarkisa laga daanbeeyo dulqaad iyo dabaacsanaan u muuji Romatic ka noqo dhaan walba ilaali sankisa indhihisa intaanu kuso rawixin caruurtisa iyo adiguba u laabista idinko ugdoon iyo gurigo nadiif ah udgoona ah. Waxaan qiyaasi karaa in dad badan oo kasmadoodu xadidan tahay inay qabi karaan, Soomaaliya maxaa deegaan laga dhowra dadka ayaaba la gumaadaya. Inta shirkaasu socdeen waxaa mar walba la cambaareeya falalka afduubka ee burcadu u geysteen maraakiibta badda isaga gooshta. Waa la dardugay, waa la kala waranjiiday, gunta iyo meesha ugu xun ayaana la soo taabtay. Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta U Ee Fekradaha: Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO Thu, April 13th, 2017 4:30 AM Brothers Group Mark readRead later4. Qofka af shisheeye ku xoogsada, sifaha uu doonaba ha ugu xoogsadee, ee kadabkiisa kula soo baxa, inta aynu qalinkiisa ka nabadgelayno wuu ammaanan yahay wuxuuna mudan yahay taageero buuxda.
Jiritaanka Allah waxa uu ka dhigan yahay oo kaliya dad yiri wuu jiraa. Cabsidiisa, wanaaggiisa, jiritaankiisa, iyo caradiisuba waa been fidday. Beentu kolka ay fiddo ee ku faafto bulshoweyn waxay isu rogtaa mid la rumaysto. Waxay diin-ku-sheegga Carabtu beentaas xijisey cabsi iyo dagaal. Wahaabiga dhiigga waray gees walba ee dunida Muslimka ah wuxuu ka dhigan yahay tebidda awooddii Carabtu lahayd Islaamka bilowgiisii. Waxay u dagaallamayaan in siyihii waagaas loo laabto oo iyagu itaal buuxa yeeshaan inta kalena iyaga addoon u ahaadaan. Sucuudigu waa saldhigga Wahaabiga, balaayiin doolar ayuu ku bixiyey faafinteeda si uu dhulal fogfog ugu soo dabaalo Carabaysi. Wadaaddo Wahaabi ah oo uu khatar soo food leh u arkayey ayuu heshiis kula galay inay bannaanka u dhoofiyaan diintooda xagjirka ah si dalka gudihiisa dagaal iyo dhiig looga badbaadiyo. Masaakiin badan ee dunida ku nool ayaa la hoosdhigay buugaag si sare oo qurxoon u qoran ee uu Sucuudigu ugu talogalay faafintaas. Qofka Wahaabi noqda isbeddel weyn ayaa ku yimaada oo wuxuu dhinac walba ka shabbahayaa Carabta, sida gar weyn, surweel kubabka an gaarsiisneyn, u tafaxaydasho arrimaha Barigga Dhexe, islaweyni dhanka dadkiisa, iyo kuwo kale. Wahaabiyiintu Muslimka kale uma arkaan Muslim dhab ah, isla mar ahaantaasna, baneeyeen dhiiggooda. Wax aan jirin Allah iyo nin Carab ah Maxamed oo waa hore geeryooday ayey qaybo badan oo dadyowga adduunku nolosha ku beerdarreeyaan. Wahaabiga iyo dhaqankiisa ku dheggan Islaamkii hore waxay baraarug u noqon doonaan dad badan oo hurda oo u dheelitirayaa beenta lugu maan-addoonsanayey qarniyo tiro badan. Islaam waxa uu yahay iyo wixii uu ahaan jiray ayuu Wahaabigu tibaaxayaa. Argaggax, dhiig quban, nolol liidata oo waalli ah, caro iyo nacayb adduunka oo dhan, iyo dhammaan beenta Allah ee dadka lugu maan-dilay ayuu Wahaabigu iftiiminayaa. Dadku waxay bilaabayaan su'aalo la xiriira wixii dhab iyo dhalanteed ah ee dhaqan Carbeedka la diimeeyey ee Islaam. Ugu dambeyn, waxay ogaanayaan in Allah uusan jirin. Khatarta ugu weyn ee uu Islaamku la kulmayo waa aqoon iyo xornimo qofeed. Ignorance and poverty are two elements which religions gestate. Anonymous ashhadu anlaa ilaaha ilalaahu wa ashhadu ana muxamad rasuululaahi. Dhaqan Carbeedka la diimeeyey ee Islaam waxay dadkay ka dhigtay kuwo qarnigii 6aad ku go'ay oo waxay isu bireynayaan wiil iyo aabbihiis iminka. Ruuxii garasho leh way dhibaysaa in dadkiis saas loo addoonsado. Malaha waxaa inoo roonayd in dad diino kale wata yimaadaan Soomaaliya meesha Carabtu ka yimid. Makeda In other words, Islam is the reason to the dispair in Somalia? So all of the sudden, the warlords that profited from this slaughter and the current financial regime in this world is Islamic? You seem to be a bright person, I would be shocked if you actually belived this. The warlord problem has been an issue at a given time, however, Islam is problematic for the society as a whole. I don't necessarily believe that Islam is the source of all of the problems in the world, whether they be financial or violence. However, Islam, since its inception, continues to be a major source of problem for the society at large. Anonymous Dadkiina qaar ka mida ah ayaa ninka maqaalkan soo qoray iska maagaya idinkoon wax cadayn ah tusin. Tani waa su'aal ee ma cadaynayso inuu Illaahay jiro. Hadii uu Illaahay dadka abuuray, yaa abuuray Illaahay laftiisa. Hadii aad ku doodo Illaahay cidna may abuurin, ninkuna wuxuu ku doodi karaa dadkana cidna may abuurin. Dadka badankoodu waxay ku jawaabeen hanjabaad ay ninkan wax qoray u hanjabeen. Ninkani wuxuu idiin sheegay in aanu aaminsanayn wax la yidhaa NAAR idinkuna ma cadayn kartaan in ay jirto NAARTU. Markaa ninkani dood fiican ayuu keenaye, ama si fiican ula dooda oo wax macquula meesha keena ama iska aamusa. He exists without a place. Time does not lapse on Allah. Oneness: Allah is One without any partners. He is One in His Self, His Attributes, and His Actions. Eternity: Allah is Eternal; there is no beginning to His Existence. He has existed since before the creation. Everlastingness: Allah is Everlasting; His existence does not come to an end. He does not perish. Non-neediness of others: Allah does not need any of His creations and they are all in need of Him. Power: Allah has Power over everything. Will: Everything that occurs in this world is by the Will of Allah. Knowledge: Allah knows about all things before they occur. Hearing: Allah hears all what is hearable, without an ear or any other organ. Sight: Allah sees all what is seeable, without a pupil or any other organ. Life: Allah is alive without a soul, skin, or heart. His Life is not similar to ours. He is alive and does not die Speech: Allah's Speech Kalam is without a tongue or lip. His Speech is not in a language, Arabic or anything else. His Speech does not resemble the speech of the humans. Non-resemblance to the creations: Allah does not resemble the creations. Allah knows best Your religion isn't based on faith, it's based on geography; the influence of religion is clearly geographical that is, cultural. If you're an American, you are likely to be a Christian. If you were born in Saudi Arabia, you are likely to be a Muslim. If you were born in Somalia you'd mostly only know about Islam. Your given geographical location dictates which religion you are likely to adhere to. If the goal then is to believe the truth, let's hope you were born in the right country. The geographical cultural influence invalidates an individual's embrace of that religion if they have made no honest attempt at exploring other options. The average non Arab Muslim cannot argue beyond 'the Saudis told us to perform these rituals and promote their culture over ours and obey their medieval rules'. There's nothing sadder in life than letting an illiterate old man in Arabia dictate it by control through unreason, emotional manipulation through fear or by way of brainwashing.